Featured Videos

Kulan Cambaareyn Ka Dhan Ah Dacwadda(Ali Samatar)

"GABOOYAHA SOMALILAND"

"Hey-sooca Quursiga Soomaalida"

GABAYGA KU SAABSAN GABOOYAHA

Maansadii Geedi Socodka Aadmiga iyo Abwaan Cabdi Cabdillahi Toronto

Muxaadaro-Axkaamta Khidbada(Shukaansiga)Qeybtii-1-aad ,

Somaliland Video 18/05/09 Maryan Mursal
Halkan Ka Dhageyso Wareysigii BBC ay la yeelatey Gudoomiyaha gabooye iyo banaanbixii hargeysa
Wareysi Radio Sweden Gabooyaha ka dhageyso halkan
Quursi aan garowshiyo lahayn Maxey soomaalidu u takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo
Quursigu qiil maleeyahay BBC
Halkan ka dhageyso dood ku saabsan halbeegsiga 4.5
Waa wareysigii qoraagii buugii Yibir Maxamad Cali Goldoon
Majaajilo xiisobadan abwaaniintii Cabdilahi Cabdi Shube iyo Axmed Saleebaan Bide
Gabeygii"Dulmanaha La Quursadey Iyo Wareysiga"Abwaan Yusuf Osman Abdulle(Yusuf Shacir

Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Ku Saabsan:Hadraawi School:oo Radio Hadhwanaag Ay La Yeelatey Shaley (Barkhad Xaaji Cabdi Mr.Gabooye)Halkan Ka Dhageyso.
>> Maryan Mursal Hees Cusub
www.somraf.org New
Bariisle New
Aftahan
Alhidaaya.info
Dalxiis
Dayniile
dulmane.com
Farshaxan
Gabiley.net
Golisnews
Golis-Radio
Goljano.com
Esomali.com
Haatuf
Halgan News
HadhwanaagNews
Hargeisa Biriij
Hargeysanews
Hargeysaonline.com
Hargeysa-online.com
Hargeysa.org
Harowo-Online
HormoodNews.com
Hoyga Sugaanta
Hamjuuriya.info
Long Live Somaliland
Midgaan.com
Ogaal.info
Ogaalonline
Oodweyne News
Qaran News
Qaransomaliland
Ramaas News
Saaxil
Saaxil.org
Salalnews.com
Sallaxeynews
Sanaag Web
Saraarnews
SDWO
S.E.N
Somadic
Somaliland Future
SomaliHorta
Somalilandinfo
Somalilandnews.info
Somaliland.org
SomalilandSports.net
Somaliweyn.com
Somalsports.com
SomlyWood.net
Sooyaal.com
SSportsnews.net
Suugaantakayd.com
Tahriib.org
Togaherer
TogdheerNews.com
Togdheer Sports
TV Somaliland Europe.net
Waaberinews
Waagacusub
Waaheen
Wargeyska Geeska Afrika
Warjire
Ufeyn.com


Number of Visits 94750
Qarax Ka Dhacay Magaalada Karbala Ee Ciraaq Oo Tirada Dhimashada Sii Kordhaysa.

Baqdaad-06-February-2010(Gabooyenews.com) Waxaa sii kordhaya tirada dhimashada qarax ka dhacay magaalada Karbala ee koonfurta caasimada Ciraaq ee Baqdad,waxaana ay haatan gaartay dhimashada qaraxa gilgilay deegaankaas in kabadan 40 qof iyo dhaawaca 154 oqf oo ka agdhoawaa goobta lala beegsaday qaraxaasi khasaaraha badan dhaliyay.

Qaraxa ayaa sida ay laamaha amaanka ciidamada booliska Ciraaq sheegeen ahaa mid lagu fuliyaya labo gaari oo laga soo buuxiyaya waxyaalaha qarxa kuwaas oo lala beegsaday kumanaan shiica ah oo xusayay xuskii 40-aad ee ay u dhigaan dadka shicada ah Xuseen Bin Cali ilaah haka raali noqdee oo uu Nabi Muxamad S/C/W awoowe u ahaa.

Goobta xuska ee uu qaraxu ka dhacay ayaa magaalada Karbala u jirtay 5 KM dhinaca bariga ,waxaana ay kumanaanka qof ee xuska samaynayay ay ahaayeen kuwo isbuurta kadib markii uu qarxaasi gilgilay goobta uu xuska Xuseen Bin Cali ka socday.

Taliye ka tirsan ciidamada booliska Ciraaq ee magaalada Karbala Cali Al qariiri ayaa sheegay in ay gawaarida qaraxa dhliyaya ahaayeen kuwo si qarsoodi ah uga badbaaday baaritaankii xooganaa ee ay kusamaynayeen gawaarida iyo dadka soo galayay maalmihii ugu dambaysay magaalada Karbala.

Qaraxan ayaa imaanaya xili dhowaan gudaha caasimada Ciraaq ee Baqdad qarax lagula beegsaday tobonaan shiica ah oo isku diyaarinayay xuska Xuseen Bin Cali ee ka dhacayay Karbala.

Wadanka Ciraaq tan iyo wixii ka dambeeyay sanadii 2002 waxaa kusoo badanayay gudaha wadankaasi, qaraxyada ku dhisan Madaahiibta ee lala beegsanayo dadka shiicada ah iyo kuwa suniga ah ee wada degen wadankaasi.




Qoraaga: Tafatirah(Gabooyenews)Mr Gaboye.... February 6, 2010

Sawirada Madarasada Quba iyo wax qabadkeeda.

Waa Hawl-Wadeenada ,Mareegta Ama Shabakada (Gabooyenews.com)
"ASMAA UL XUSNAA" MAGACYADDA ALLAH"
Radio Hadhwanaag Oo Wareysi La YeelateyKu Saabsan JSLD"Barkhad Xaaji Cabdi;Mr Gaboye
OGEYSIIS"JOIN US IN HARGEISA THIS SUMMER FOR THE CONFERENCE OF THE DECADE July-10-Jul
MAXAAD KA TAQAAN S/Gaas MOHAMED ALI SAMATAR =Taariikh Nololeedka IYO DARAJOOYINKIISA
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO "RADIO GABOOYE"COMING SOON."
Sidee Lagu Baabi’in Karaa Takoorka Iyo Quudhsiga Lagu Hayo Beelaha La Hayb-sooco?
BAAQ CAMBARAYNA QURBO JOOGTA B-MUUSE DHERIYO"XADHIGA"NIMCAN AADAN C-DHABAR"Sul-Max,ed
Warsaxaafadeed Cambaareyn Xadhigii"Nimcaan Aadan.Cisma.Dhabar"By-Gu"Nasir Mox,ed Cise
SHABAKADA WARARKA (GABOOYENEWS.COM)
Suldaanka Naasir Suldaan Cabdi Oo Golaha Guurtida Ku Eedeeyey Inay Takoor Ku Hayaan
WAREYSII XIISA BADAN ,RADIO -HURMOOD ,LA YEESHEY BOQORKA CODKA ,MAXAMED SALEEBAN TUBE
Warsaxaafadeed KaSo Baxey Qurba Joogta Ku Taageeray(G/Xigeenka;Mudane Xasan Sh M Aw-C
Rajadii Iyo Himiladii Jiif-Caaqil Haaji Cabdi Cige Iyo Suldaan Axmed-Yaasiin.By Xamse
FADLAN KA SOO QEYB QAADO MASAAJID U BAHAN DAYACTIIr/ account-num- D5596-burco togdhee
Ubax Cabdi Oo Guursatey Nin Gabooye Ah Oo Nabadgelyo Darni Uga Qaxdey Magalada Gaalka
Warsaxaafadeed Qurba Joogta Ay Ku Taageerayo(W/Xigeenka:Mahdi Cismaan Buur)
Dawlada JSomaliland oo Safiir Cusub U Magacowdey Dalka NewZealand!CABDI XASAN-F-BUUNI
HogaanKa Beelaha Gabooye ,Maxaad Ka Taqaana ,
warbixintii ,Amnest ee ka hadleysey dilkii khadar cisman dhabar,allah ha u naxariist
Doorka Dhilinyarada Gabooye iyo Jaamacada Hargaysa&Gudoomiye(Xamse Maxamed Ibrahim)
Copyright © GabooyeNews.Com Kitchener, Ontario
Deisgned By KW Web Service