Featured Videos

Kulan Cambaareyn Ka Dhan Ah Dacwadda(Ali Samatar)

"GABOOYAHA SOMALILAND"

"Hey-sooca Quursiga Soomaalida"

GABAYGA KU SAABSAN GABOOYAHA

Maansadii Geedi Socodka Aadmiga iyo Abwaan Cabdi Cabdillahi Toronto

Muxaadaro-Axkaamta Khidbada(Shukaansiga)Qeybtii-1-aad ,

Somaliland Video 18/05/09 Maryan Mursal
Halkan Ka Dhageyso Wareysigii BBC ay la yeelatey Gudoomiyaha gabooye iyo banaanbixii hargeysa
Wareysi Radio Sweden Gabooyaha ka dhageyso halkan
Quursi aan garowshiyo lahayn Maxey soomaalidu u takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo
Quursigu qiil maleeyahay BBC
Halkan ka dhageyso dood ku saabsan halbeegsiga 4.5
Waa wareysigii qoraagii buugii Yibir Maxamad Cali Goldoon
Majaajilo xiisobadan abwaaniintii Cabdilahi Cabdi Shube iyo Axmed Saleebaan Bide
Gabeygii"Dulmanaha La Quursadey Iyo Wareysiga"Abwaan Yusuf Osman Abdulle(Yusuf Shacir

Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Ku Saabsan:Hadraawi School:oo Radio Hadhwanaag Ay La Yeelatey Shaley (Barkhad Xaaji Cabdi Mr.Gabooye)Halkan Ka Dhageyso.
>> Maryan Mursal Hees Cusub
www.somraf.org New
Bariisle New
Aftahan
Alhidaaya.info
Dalxiis
Dayniile
dulmane.com
Farshaxan
Gabiley.net
Golisnews
Golis-Radio
Goljano.com
Esomali.com
Haatuf
Halgan News
HadhwanaagNews
Hargeisa Biriij
Hargeysanews
Hargeysaonline.com
Hargeysa-online.com
Hargeysa.org
Harowo-Online
HormoodNews.com
Hoyga Sugaanta
Hamjuuriya.info
Long Live Somaliland
Midgaan.com
Ogaal.info
Ogaalonline
Oodweyne News
Qaran News
Qaransomaliland
Ramaas News
Saaxil
Saaxil.org
Salalnews.com
Sallaxeynews
Sanaag Web
Saraarnews
SDWO
S.E.N
Somadic
Somaliland Future
SomaliHorta
Somalilandinfo
Somalilandnews.info
Somaliland.org
SomalilandSports.net
Somaliweyn.com
Somalsports.com
SomlyWood.net
Sooyaal.com
SSportsnews.net
Suugaantakayd.com
Tahriib.org
Togaherer
TogdheerNews.com
Togdheer Sports
TV Somaliland Europe.net
Waaberinews
Waagacusub
Waaheen
Wargeyska Geeska Afrika
Warjire
Ufeyn.com


Number of Visits 94755
Xafiiska QM,hay,ada(OCHA)Ayaa Warbixin U Soo Saaray,Somalia Ku Tilmaay Inay KaJirto Xalad Bin’aadinimo Tii Ugu Xumeyd.
Nairobi-07-February-2010(Gabooyenews.com)Xafiiska QM uqaabilsan howlaha isku xirka bini’aadino (OCHA) ayaa warbixin uu soo saaray, soomaaliya ku tilmaay in ay kajirto xalad bin’aadinimo tii ugu xumeyd.Qiyaastii 3.2 million oo qof oo ah 42% guud ahaan dadka soomaaliya ku nool ayaa waxa ay u baahan yihin kaalmo deg deg ah.

Warsaxaafadeed uu soo saaray xafiiska lasocodka arrimaha cunada iyo quudinta ayaa sheegay in tirade dadka u baahan kaalmada ay ku korartey 9% taas oo bishii August ee sanadkii hore gaarayesay 3.64 million laakin 9%ee ku korartey ay yihiin dadkii beeraleeda oo miro u soo bixin kuwaas oo ku nool koonfurta somaaliya,kadib markii abaaro iyo rooob la’aan ay la hartay.

Gobalada la xusay ayaa waxaa kamid ah kuwo ku yaala gobalada dhexe (Mudug, Galgaduud, iyo gobalka Hiraan) ayaa la sheegay 70% dadka ku nool in ay u baahan yihiin kaalmo deg deg ah.

Gobaladaasi ayaa la sheegay 6 xili oo isku xiga in roobaab aysan ka da’in,waxaa kaloo ku sii darsamey dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay in ku barakaceen dad aad ubadan ku waasi oo baanada hadda ku nool.

Hay’adda guud ee dhinaca quudinta ee marka magaceeda loo soo gaabiyo la yiraahdo (GAM) ayaa sheegtay in tirada 19% horey carurta macluul darada u dhinta ay hadda hos uga dhacday 16% carurta u dhexeysa 1 ilaa 6 ee shan sano jirka ayaa la sheegay in midkood uu u dhiman jirey macluul daro.

Bishii August 2009 waxaa caruurta 1 ilaa 6 ee shan sano jirka ah ee ku nool koonfurta iyo bartamaha soomaaliya mid kood uu u dhiman jirey macluul daro hay’adda ayaa sheegtay in ilaa 6 bilood ee la soo dhaafay xaalada ay sedan ahayd.

Qiyaastii 240,000 caruur ah oo da’dudu ka yertahay 5 sano jir ayaa la sheegay in ay hadda ubaahan yihiim quudin.

Magaalada muqdisho oo waayo arag u noqotey dagaallada u dhexeeyay DKMG ah iyo howlgalka midowga Africa ee soomaaliya oo dhinac ah iyo kooxaha mucaaradka ayaa la sheegay in bishii la soo dhaafay dagaaln dhexmaray ay ku dhinteen in kabadan 40 qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 70 qof .

Labadii bishban dab kakacey suuqa bakaaraha oo ah kan ugu weyn magaalada Mogadishu ayaa la sheegay in goob shidaal lagu iibiyo uu ku dhintay 1 qof afar kalena ay ku dhaawacmeen.

Labadii bishan war bixin ay soo saatey hay’adda UNHCR waxaa ay ku sheegtay in rabshadii dhecey bishii hore ee January ay ka dhasheen 258 qof oo dhintay iyo 253 qof oo dhawacmay gobaladda dhexe .

Waxaa kaloo UNHCR ay ku sii dartey ilaa bishii August 2009 ay ku barakeceen 29,000 oo qof dagaallo culus oo ka dilaacey Dhuusamarreeb oo ku taalo Gobalka Galgaduud iyadoo 25,000 qof oo kale la sheegay in guryahooda ay ka carareen magaalada Belet Weyne, ee Gobalka Hiraan region.

Muqdisho ayaa ku dhawaad 18,000 oo qof ay ka barakaceen intii lagu gudo jirey bushii hore January.

Guud ahaan ugu yaraan 82,000 oo qof ayaa kabarakacay somaaliya labadii bil ee la soo dhaafay.





Qoraaga: Tafatirah(Gabooyenews)Mr Gaboye.... February 7, 2010

Sawirada Madarasada Quba iyo wax qabadkeeda.

Waa Hawl-Wadeenada ,Mareegta Ama Shabakada (Gabooyenews.com)
"ASMAA UL XUSNAA" MAGACYADDA ALLAH"
Radio Hadhwanaag Oo Wareysi La YeelateyKu Saabsan JSLD"Barkhad Xaaji Cabdi;Mr Gaboye
OGEYSIIS"JOIN US IN HARGEISA THIS SUMMER FOR THE CONFERENCE OF THE DECADE July-10-Jul
MAXAAD KA TAQAAN S/Gaas MOHAMED ALI SAMATAR =Taariikh Nololeedka IYO DARAJOOYINKIISA
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO "RADIO GABOOYE"COMING SOON."
Sidee Lagu Baabi’in Karaa Takoorka Iyo Quudhsiga Lagu Hayo Beelaha La Hayb-sooco?
BAAQ CAMBARAYNA QURBO JOOGTA B-MUUSE DHERIYO"XADHIGA"NIMCAN AADAN C-DHABAR"Sul-Max,ed
Warsaxaafadeed Cambaareyn Xadhigii"Nimcaan Aadan.Cisma.Dhabar"By-Gu"Nasir Mox,ed Cise
SHABAKADA WARARKA (GABOOYENEWS.COM)
Suldaanka Naasir Suldaan Cabdi Oo Golaha Guurtida Ku Eedeeyey Inay Takoor Ku Hayaan
WAREYSII XIISA BADAN ,RADIO -HURMOOD ,LA YEESHEY BOQORKA CODKA ,MAXAMED SALEEBAN TUBE
Warsaxaafadeed KaSo Baxey Qurba Joogta Ku Taageeray(G/Xigeenka;Mudane Xasan Sh M Aw-C
Rajadii Iyo Himiladii Jiif-Caaqil Haaji Cabdi Cige Iyo Suldaan Axmed-Yaasiin.By Xamse
FADLAN KA SOO QEYB QAADO MASAAJID U BAHAN DAYACTIIr/ account-num- D5596-burco togdhee
Ubax Cabdi Oo Guursatey Nin Gabooye Ah Oo Nabadgelyo Darni Uga Qaxdey Magalada Gaalka
Warsaxaafadeed Qurba Joogta Ay Ku Taageerayo(W/Xigeenka:Mahdi Cismaan Buur)
Dawlada JSomaliland oo Safiir Cusub U Magacowdey Dalka NewZealand!CABDI XASAN-F-BUUNI
HogaanKa Beelaha Gabooye ,Maxaad Ka Taqaana ,
warbixintii ,Amnest ee ka hadleysey dilkii khadar cisman dhabar,allah ha u naxariist
Doorka Dhilinyarada Gabooye iyo Jaamacada Hargaysa&Gudoomiye(Xamse Maxamed Ibrahim)
Copyright © GabooyeNews.Com Kitchener, Ontario
Deisgned By KW Web Service