Featured Videos

Kulan Cambaareyn Ka Dhan Ah Dacwadda(Ali Samatar)

"GABOOYAHA SOMALILAND"

"Hey-sooca Quursiga Soomaalida"

GABAYGA KU SAABSAN GABOOYAHA

Maansadii Geedi Socodka Aadmiga iyo Abwaan Cabdi Cabdillahi Toronto

Muxaadaro-Axkaamta Khidbada(Shukaansiga)Qeybtii-1-aad ,

Somaliland Video 18/05/09 Maryan Mursal
Halkan Ka Dhageyso Wareysigii BBC ay la yeelatey Gudoomiyaha gabooye iyo banaanbixii hargeysa
Wareysi Radio Sweden Gabooyaha ka dhageyso halkan
Quursi aan garowshiyo lahayn Maxey soomaalidu u takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo
Quursigu qiil maleeyahay BBC
Halkan ka dhageyso dood ku saabsan halbeegsiga 4.5
Waa wareysigii qoraagii buugii Yibir Maxamad Cali Goldoon
Majaajilo xiisobadan abwaaniintii Cabdilahi Cabdi Shube iyo Axmed Saleebaan Bide
Gabeygii"Dulmanaha La Quursadey Iyo Wareysiga"Abwaan Yusuf Osman Abdulle(Yusuf Shacir

Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Ku Saabsan:Hadraawi School:oo Radio Hadhwanaag Ay La Yeelatey Shaley (Barkhad Xaaji Cabdi Mr.Gabooye)Halkan Ka Dhageyso.
>> Maryan Mursal Hees Cusub
www.somraf.org New
Bariisle New
Aftahan
Alhidaaya.info
Dalxiis
Dayniile
dulmane.com
Farshaxan
Gabiley.net
Golisnews
Golis-Radio
Goljano.com
Esomali.com
Haatuf
Halgan News
HadhwanaagNews
Hargeisa Biriij
Hargeysanews
Hargeysaonline.com
Hargeysa-online.com
Hargeysa.org
Harowo-Online
HormoodNews.com
Hoyga Sugaanta
Hamjuuriya.info
Long Live Somaliland
Midgaan.com
Ogaal.info
Ogaalonline
Oodweyne News
Qaran News
Qaransomaliland
Ramaas News
Saaxil
Saaxil.org
Salalnews.com
Sallaxeynews
Sanaag Web
Saraarnews
SDWO
S.E.N
Somadic
Somaliland Future
SomaliHorta
Somalilandinfo
Somalilandnews.info
Somaliland.org
SomalilandSports.net
Somaliweyn.com
Somalsports.com
SomlyWood.net
Sooyaal.com
SSportsnews.net
Suugaantakayd.com
Tahriib.org
Togaherer
TogdheerNews.com
Togdheer Sports
TV Somaliland Europe.net
Waaberinews
Waagacusub
Waaheen
Wargeyska Geeska Afrika
Warjire
Ufeyn.com


Number of Visits 94752
Xisbiga Kulmiye Waxaa Iskaga Khaldamay Madaxweyne Barack Obama Iyo Xildh. Donald Payne!Qalinkii Abdi M.Saleiman(Mingiste

London-07-February-2010(Gabooyenews.com)(Kulmiye waxay la kulmeen Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC –NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale).


Maalmihii ugu dambeeyey waxaan ka khariyey amase ka daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga Kulmiye , ragg masuuliin waaweyn ah oo aad ugu faraxsan kulankii dhex maray ninka la la yidhaahdo Donald Payne iyo qaar ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga kulmiye. Waxaan arkay Saxaafada Somaliland oo aad u qaada dhigaysa kulankii madaxda kulmiye iyo Donald Payne.Xisbiga Kulmiye-na waxaabay kulankaa ku tilmaameen “in xsibiga kulmiye uu Somaliland gaadhsiiyey meel aanay weligeed gaadhan,oo xataa Xukuumadu awoodi kari weyday !!

Markaan arkay hadalada iyo qoraalada Kulmiye iyo guud ahaanba Mucaaridka,ayaan waxaan si fudud u fahmay in ay iskaga khaldameen Xisbiga Kulmiye ,Madaxweyna Dalka Maraykanka(USA) iyo ninka Congress-ka ku jire ee la yidhaahdo Donald Payne. Waxaa ii muuqatay in ay u baahan yihiin Kulmiye iyo guud ahaan mucaaridkuba in la fahansiiyo cida ay la kulmeen in uu yahay nin Congress -ka ku jira ee maaha Madaxweynihii wadanka USA.Ninka aad la kulanteen wuxuu ahaa Xildhibaanka loo yaqaan Donald Payne,shaqadiisu waxay uun la mid tahay shaqada ay qabtaan Xildh.DUUR IYO Xildh. NAC-NAC. Barack Obama iyo Donald Payne waa isku eg yihiin oo waa laba nin oo madaow,kana soo jeeda qaarada aynu ka tirsanahay eeAfrika,ceebna ma aha in laysku khaldo.



Weliba haddii aan aad idiin sii fahansiiyo Donald Payne waa xubin ka tirsan Guddi hoosaadka Golaha loo yaqaan Congress-ka wadanka USA,mana jirto wax Xil gaar aha oo uu u hayo,Congress-ka iyo Dowlada midkoodna,marna waxaa la sheegaa in uu yahay nin u dooda xuquuqda dadka Madow ee uu ka soo jeedo amase ku nool gobolka laga soo doortay.

Ceeb ma aha,mana dhib badna in la arko Donald Payne,waxaa arki kara,dadka degaanka kula nool,waxaa arki kara dadka dhiibataadu haysato ee degaankiisa ka soo jeeda,waxaa arki kara aniga,waxaa arki kara idinka ,waxaa arki kara cidkasta oo doonaya in ay la sheekaysato,Cidii doonaysa in ay balan ka sameysataana waxa kala xidhhidhi kartaa Webkiisa. Waxaa fiican in si fiican loo fahmo in Donald Payne aanu Somaliland citiraafi karin,citiraafna looma weydiin karo,shaqadiisana meelna kagama jirto in uu aqoonsado ,dal aan Dowladiisu aqoonsan. Donald Payne wuxuu aaminsan yahay in aan la citiraafin Somaliland meelo badan ayuu kaga hadlay in uu aaminsan yahay in Soomaaliya aanay kala goin,sidii doonaysaana way heli kartaa qoraaladiisa. Donald Payne wuxuu aaminsan yahay,in Somaliland ,Soomaaliya iyo weliba Puntland miis ay soo wada fadhiistaan oo ay ka wada hadlaan sidii ay dib ugu midoobi lahaayeen,taas oo hore Dowlada Somaliland u diiday,markhaatina laga wada ahaa mucaarid iyo muxaafidba.



Mucaaridku miyey ilaaween:-

· In gabadha wariyaha ah, ee caanka ah MAHA , ay dhowaan kula kulantay magaalada Addis ee dalka Itoobiya Xog.Guud ee UN-ka,oo weliba u sheegtay in ay ka timid Somaliland,miyaanay la kulmin cid ka sareysa,Donald Payne,maxaa loogu dabaal degi waayey ?



· Miyaa iloowdeen in Madaxweynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayaa in ay hore u tageen dalka USA,oo weliba ay ku tageen marti qaad rasmi ah,oo ay la kulmeen madaxda ugu sareysa Arimaha Dibada ee USA sida Jendayi Frazer.



· Miyaa iloowdeen in aynu Dowladu Soo casuuntay madaxdii ugu saraysay Wasaarada arimaha Dibada ee wadanka USA,sida Jendayi Frazer markii ay Hargeysa timid ,miyaa ilowdeen in aad la kulanteen waftigaa hore oo ka derajo sareeyey Donald Payne.

· Miyaa ilowdeen wixii aad hore ugula hadasheen Jendayi Frazer,maantana ma filaayo in aad wax dhaama kula soo hadasheen Payne.



· Miyaa iloowdeen in todobaadkan Wasiirka arimha dibada ee Somaliland uu Addis kula kulmay kaaliyaha 1aad ee Xog arimaha dibada ee USA-maxaa idiin diiday in aad dabaal degtaan?





· Miyey daan ogeyn in Madaxwenihii hore Somaliland Md Cigaal (ILAHAY HA U NAXARIISTE) uu la kulmay Donald Payne,oo uu sheegay in uu yahay nin aan Somaliland wax xiisa ah u haynin.

· Waxaa la yaabay ragga waaweyn ee maanta ku faraxsan,ee amaanaya,ee dadka ka dhaadhicinaya la kulanka Payne,




Tusaalle:-

Haddii wadanka USA uu ku jiri lahaa xaalada ay Somaliland maanta ku jirto,oo Somaliland ku jiri lahayd xaaalada uu Maraykanku ku jiro,oo wafti USA-ka yimi oo citiraaf doonayaa ay inoo yimaadaan oo ay la kulmaan Xildh.DUUR,Xildh.DHUGAD,Xildh.NAC-NAC,miyey citiraaf iyo dhaqaale midna ku kordhin lahaayeen waftigaa inoo yimid.Waxaa si fiican u hubaa in ay wafti ku wareerin lahaayeen cayda Dalka Somaliland,cayda Madaxweynaha,Cawil iyo Ciro.



Sidoo kale waxaan u sheegayaa dhamaan mucaaridka Somaliland iyo taageerayaashoodaba in Somaliland ay gaadhay meel ka saraysa Donald payne oo ay hore uga dalacday ninkaa,ee saaxiibayaaloow hoos ha inoo dhigina ,dibna ha inoo Celina.

Waxaa fiicnaan lahayd in mucaaridka ay fahmaan in Geeska Africa xaalada maanta ka jirtaa ay ka baaxad weyn tahay kulanka Donald Payne loona baahan yahay in gacmaha lays qabsado sida dalka iyo dadka looga badbaadiyo xaaladaha culus ee ka taagan Geeska.

Mucaaridkana waxaan kula talin lahaa,in ay fahmaan in dalka aynu wada leenahay,wanaagiisuna uu yahay wanaageena dhamaanteenba,dhibtiisuna tahay dhibteena dhamaanteenba.

Walaal caawi AGOONTA Somaliland-si adigana ILLAHAY kuu caawiyo . DAHABSHIIL account No. HRGD14759.

Mahadsanidin

Qalinkii AAbdi M.Saleiman(Mingiste)

abdi_saleiman@hotmail.com....



Qoraaga: Tafatirah(Gabooyenews)Mr Gaboye.... February 7, 2010

Sawirada Madarasada Quba iyo wax qabadkeeda.

Waa Hawl-Wadeenada ,Mareegta Ama Shabakada (Gabooyenews.com)
"ASMAA UL XUSNAA" MAGACYADDA ALLAH"
Radio Hadhwanaag Oo Wareysi La YeelateyKu Saabsan JSLD"Barkhad Xaaji Cabdi;Mr Gaboye
OGEYSIIS"JOIN US IN HARGEISA THIS SUMMER FOR THE CONFERENCE OF THE DECADE July-10-Jul
MAXAAD KA TAQAAN S/Gaas MOHAMED ALI SAMATAR =Taariikh Nololeedka IYO DARAJOOYINKIISA
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO "RADIO GABOOYE"COMING SOON."
Sidee Lagu Baabi’in Karaa Takoorka Iyo Quudhsiga Lagu Hayo Beelaha La Hayb-sooco?
BAAQ CAMBARAYNA QURBO JOOGTA B-MUUSE DHERIYO"XADHIGA"NIMCAN AADAN C-DHABAR"Sul-Max,ed
Warsaxaafadeed Cambaareyn Xadhigii"Nimcaan Aadan.Cisma.Dhabar"By-Gu"Nasir Mox,ed Cise
SHABAKADA WARARKA (GABOOYENEWS.COM)
Suldaanka Naasir Suldaan Cabdi Oo Golaha Guurtida Ku Eedeeyey Inay Takoor Ku Hayaan
WAREYSII XIISA BADAN ,RADIO -HURMOOD ,LA YEESHEY BOQORKA CODKA ,MAXAMED SALEEBAN TUBE
Warsaxaafadeed KaSo Baxey Qurba Joogta Ku Taageeray(G/Xigeenka;Mudane Xasan Sh M Aw-C
Rajadii Iyo Himiladii Jiif-Caaqil Haaji Cabdi Cige Iyo Suldaan Axmed-Yaasiin.By Xamse
FADLAN KA SOO QEYB QAADO MASAAJID U BAHAN DAYACTIIr/ account-num- D5596-burco togdhee
Ubax Cabdi Oo Guursatey Nin Gabooye Ah Oo Nabadgelyo Darni Uga Qaxdey Magalada Gaalka
Warsaxaafadeed Qurba Joogta Ay Ku Taageerayo(W/Xigeenka:Mahdi Cismaan Buur)
Dawlada JSomaliland oo Safiir Cusub U Magacowdey Dalka NewZealand!CABDI XASAN-F-BUUNI
HogaanKa Beelaha Gabooye ,Maxaad Ka Taqaana ,
warbixintii ,Amnest ee ka hadleysey dilkii khadar cisman dhabar,allah ha u naxariist
Doorka Dhilinyarada Gabooye iyo Jaamacada Hargaysa&Gudoomiye(Xamse Maxamed Ibrahim)
Copyright © GabooyeNews.Com Kitchener, Ontario
Deisgned By KW Web Service