Toranto-20-Febraury-2010(Gabooyenews.com)ASC,Haddii aanu nahey Maamulka shabakadan,(Gabooyenews.com),marka ugu horeysa waxaanu salaan xushmad iyo qadariin mudan aanu u direynaa dhamaan akhristayaashayadda soo booqda shabakadan wararka ee (gabooyenews.com)meelkastood joogtaan.
salaan ka diib waxaan idiinku BUSHAAREYNAYNAA inaanu idiinku soo kordhiney "RADIO GABOOYE" oo aad had iyo jeer ka dhageysan kartaan shabakadan wararka ee (gabooyenews.com)iyo barnaamijyaddiisa oo idiin raali galiin doona insha allah.
waxaanu idiin bilaabi doona barnaamijyo waxtar iyo tayo leeh ,barnaamijyadaas oo iskugu jira,barnaamijyo aad iyo aad aad u xiiseyndoontaan,barnaamijyaddan ayaa waxaa ka mid noqon doona .
:Barnaamijka,"Xulashada Maanta Iyo Martidda".
:Barnaamijka,"Dood Wadaag."
:Barnaamijka,"Heyb-soocii Dhacey Looma Kala Hadhiin"
:Barnaamijka,"Waayo Arag"
:Barnamijka,"Da,yarta Maanta Iyo Doorka Dhaliinyaradda"
:Barnaamijka,Arimaha Diinta Iyo Dhaqanka Suuban"
:Barnaamijka,"Raadraaca Fanka Iyo Fanaankiisa"
barnaamijyadaas oo aanu rajeyneyno iney noqon doonan kuwo idiin raali galiin doona ayaanu idiin bilaabi doona todobaadkan dambe ,haddii allaha awooda lihii inoo ogolaado.
.....OGEYSIIN GAARA...
Fadlan haddii aad rabtaan wax su,aalo ah oo ku sabsan "RADIO GABOOYE IYO BARNAAMIJYADDIISAN" ama aad nooheysaan wax talo iyo tusaale ah oo aad nagu soo kordhiin kartaan waxaad noogu soo hagajisan emailkan hoose..
email:abokoriye1@hotmail.com.
marlabaadna waxaan idiin leehnahey,
WELCOME RADIO GABOOYE..COMING SOON ... INSHA ALLAH..
:Tafatiraha Guud Ee Shabakadan (Gabooyenews.com)
.Barkhad xaaji cabdi."mr gaboye"
email:abokoriye1@hotmail.com.
emailmrg@gabooyenews.com..
Xafiiska guud ama xaruunta shabakadan wararka ee (Gabooyenews.com)
Kitchener, Ontario Canada.
|