Featured Videos

Kulan Cambaareyn Ka Dhan Ah Dacwadda(Ali Samatar)

"GABOOYAHA SOMALILAND"

"Hey-sooca Quursiga Soomaalida"

GABAYGA KU SAABSAN GABOOYAHA

Maansadii Geedi Socodka Aadmiga iyo Abwaan Cabdi Cabdillahi Toronto

Muxaadaro-Axkaamta Khidbada(Shukaansiga)Qeybtii-1-aad ,

Somaliland Video 18/05/09 Maryan Mursal
Halkan Ka Dhageyso Wareysigii BBC ay la yeelatey Gudoomiyaha gabooye iyo banaanbixii hargeysa
Wareysi Radio Sweden Gabooyaha ka dhageyso halkan
Quursi aan garowshiyo lahayn Maxey soomaalidu u takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo
Quursigu qiil maleeyahay BBC
Halkan ka dhageyso dood ku saabsan halbeegsiga 4.5
Waa wareysigii qoraagii buugii Yibir Maxamad Cali Goldoon
Majaajilo xiisobadan abwaaniintii Cabdilahi Cabdi Shube iyo Axmed Saleebaan Bide
Gabeygii"Dulmanaha La Quursadey Iyo Wareysiga"Abwaan Yusuf Osman Abdulle(Yusuf Shacir

Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Ku Saabsan:Hadraawi School:oo Radio Hadhwanaag Ay La Yeelatey Shaley (Barkhad Xaaji Cabdi Mr.Gabooye)Halkan Ka Dhageyso.
>> Maryan Mursal Hees Cusub
www.somraf.org New
Bariisle New
Aftahan
Alhidaaya.info
Dalxiis
Dayniile
dulmane.com
Farshaxan
Gabiley.net
Golisnews
Golis-Radio
Goljano.com
Esomali.com
Haatuf
Halgan News
HadhwanaagNews
Hargeisa Biriij
Hargeysanews
Hargeysaonline.com
Hargeysa-online.com
Hargeysa.org
Harowo-Online
HormoodNews.com
Hoyga Sugaanta
Hamjuuriya.info
Long Live Somaliland
Midgaan.com
Ogaal.info
Ogaalonline
Oodweyne News
Qaran News
Qaransomaliland
Ramaas News
Saaxil
Saaxil.org
Salalnews.com
Sallaxeynews
Sanaag Web
Saraarnews
SDWO
S.E.N
Somadic
Somaliland Future
SomaliHorta
Somalilandinfo
Somalilandnews.info
Somaliland.org
SomalilandSports.net
Somaliweyn.com
Somalsports.com
SomlyWood.net
Sooyaal.com
SSportsnews.net
Suugaantakayd.com
Tahriib.org
Togaherer
TogdheerNews.com
Togdheer Sports
TV Somaliland Europe.net
Waaberinews
Waagacusub
Waaheen
Wargeyska Geeska Afrika
Warjire
Ufeyn.com


Number of Visits 94755
MAXAAD KA TAQAAN S/Gaas MOHAMED ALI SAMATAR =Taariikh Nololeedka IYO DARAJOOYINKIISA

Muhammad Ali Samatar (Somali: Maxamed Cali Samatar, Arabic: محمد علي سمتر‎) (born 1931) is a Somali politician and former Prime Minister of Somalia from 1 February 1987 to 3 September 1990.[1]
Biography

Samatar was born in 1931 in Somalia. A former army officer, he was a key figure in Somali politics throughout the 1970s and 1980s.

Samatar was part of the Somali Revolutionary Socialist Party, and was an important official in the government of Siad Barre. He served as a general in the Somali Armed Forces, as Defense Minister from 1980 to 1986, and as Prime Minister from February 1, 1987 to September 3, 1990, the first person to fill that post since Barre abolished the position upon assuming the presidency in 1969.




Toranto-05-March-2010(gabooyenews.com) S/Guud Max’ed Cali Samatar wuxuu ku dhashay magaalada Yoontooy oo u dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubba Hoose, sanadku markuu ahaa 1931dii, wuxuuna yaraantiisii ku barbaaray nolol miyi & magaalada u dhaxeysay oo u badneyd magaalooyinka Yoontooy, Goobweyn, Warkoy & Kismaayo.

Aabihiis Sh. Cali Samatar isaga waxa uu geeriyooday isaga oo 6 bilood jira, waa madi waxaana la dhashay gabdho, hooyadii waxay ku geeriyootay horraantii sanadkii 1980-maadkii magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu aasay.

Quraanka wuxuu ku bartay dugsi ku yaalla magaalada Yoontooy, wuxuuna waxbarashadiisii dhammeystay isaga oo 17 jir ah, ka dib markii uu dhowr sanadood dhiganayay dugsigaasi waxaa u suuragashay in turjumbaan u noqdo beeraleydii Talyaaniga aheyd & shaqaalihii Soomaalida ahaa ee u shaqeynayay.

1948dii waxa uu magaalada Yoontay kaga biiray ururkii Dhallinyada Soomaaliyeed ee “SYL” ee gobonnimadoonka ahaa, wuxuu kaalin firfircoon ka galay xubnihii ugu firfircoonaa ee dhaqdhaqaaqaas, wuxuuna horseed ka ahaa banaanbaxyadii ka dhacay gobolka Jubbada Hoose.

1949kii wuxuu u soo wareegay magaalada Muqdisho, wuxuuna bishii November sanadkii 1949kii ka mid noqday askartii Xiisaanleey la oran jiray wuxuuna ka mid noqday qeybtii madaafiicda.

Intii uu ciidamada ku jiray ayuu dhammeystay waxbarashadiisii dugsiga hoose dhexe, wuxuuna alifkii ugu horreeyay qaatay 1952dii. Max’ed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa askar uu si gaar ah gumeysigii isha ugu heyn jiray laguna cadaadin jiray xiriirkii uu la lahaa dhaqdhaqaaqii gobannimodoonka ahaa.

2dii bishii August sanadkii 1952dii oo ku began markii uu dagaalka ka dhacay magaalada Kismaayo cutubkii uu ka tirsanaa waxaa loo diray isaga & dad la sheegay in ay xulafo la lahaayeenna waxaa loo taxaabay xabsiga, muddadii ay rabshadaha ka socdeen iyadoo gumeysigii cabsi ka qabay waddaniyiintii ay garabsiinayeen.

Max’ed Cali Samatar waxaa si gaar looga cabsi qabay sirtii & mu’aamaradihii gumeysiga ee uu u gudbin jiray xubnaha ururkii “SYL”. 1952dii tacliintiisii heer sare ayay gaartay, wuxuuna ku guuleystay imtixaam sarkaalnimo wuxuuna ka mid noqday saraakiil loo diray dalka Talyaaniga sanadkii 1954tii.

Doorashooyinkii dowladaha hoose “Municipality” ee dalka ka dhacay 1954tii, Talyaaniga waa ku hungoobay waxaana si lixaad leh ugu guuleystay ururkii SYL, iyadoo waqtigaas codka badankiis ay bixiyeen askartii Soomaalida aheyd.

Isla sanadkaas Max’ed Cali Samatar u tagay kulliyadda “Cessino Di Roma” ee dalka Talyaaniga isla markaana uu waxbarashadii loo diray soo dhammeystay sanadkii 1956dii, markaas oo uu qaatay xiddigtii ugu horreysay. Tababarkan oo loo diray 14 sarkaal oo uu ka mid ahaa Samatar wuxuu noqday ninkii 1aad, wuxuuna kooxdaas u noqday horjooge.

Markii ay ka soo noqdeen, in kasta oo uu qabay tababar mileteri, haddana wuxuu ka mid noqday ciidamadii boliiska, ka dib markii la baabi;iyay ciidamadii uu ka tirsanaa, wuxuuna tababar 6 bilood ah ka galay dugisga sare ee boliiska ee magaalada Muqdisho.

Tababarkaas ka dib, Samatar waxaa lagu qoray qeybtii boliiska ee gobolka Banaadir oo uu waqtigaas taliye ka ahaa Allaha u naxariistee Max’ed Siyaad Barre, xiriir soke-na yeesheen..

Sanadku markuu ahaa 1957dii Max’ed Cali Samatar waxaa loo badalay in uu taliye ka noqdo saldhigyadii boliiska ee magaalooyinka Baraawe, Golweyn, Jannaale, waxaa sanadkii xigay ee 1958dii loo soo badalay xafiiska maamulka boliiska “Personal Office” ee xarunta dhexe isaga oo 2 xiddigle ah.

Aasaaskii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan sanadkii 1960kii wuxuu ka mid noqday xubnihii salka u dhigay aasaaskii ciidankaas. Bishii Maajo sanadkii 1960kii oo la furay dugsiga Xalane wuxuu isaga oo 3 xiddigle ah ka noqday taliye ku xigeen.

1962dii wuxuu muddi 2 sanadood ah ka shaqeynayay xafiisyada maamulka xaruntiisa dhexe ee xoogga dalka Soomaaliyeed, halkaas oo uu ka shaqeynayay muddo ku dhow 2 sanadood.

Dagaalkii dhexmaray dalalka Soomaaliya & Ethiopia sanadkii 1964tii wuxuu abaanduule ka ahaa ciidamadii qeybta Waqooyi. Dagaalkaas oo Samatar lagu guddoonsiiyay bilad geesi, isaga oo ciidamadii uu hoggaaminayay dhabar jab & dharbaaxo weyn u geystay ciidamada cadowga, waxaana mar kale la guddoonsiiyay bilad maar ah waxaana loo dalacsiiyay darajada G/Dhexe.

Sanadkii 1965tii waxaa loo diray tababar dhinaca ciidamada ah dalkii la oran jiray Midowgii Sofiyeetka ee “USSR” halkaas oo uu tababar muddo 2 sano ah ku soo qaatay Akadeemiyada “Frunzi”.

Markii uu dalka dib ugu soo laabtay waxaa uu madax ka noqday hoggaankii Cilmi baarista ee ay howshiisuna aheyd horrumarinta teknolojiyadda ciidamada, isaga oo fulinaya barnaamijkii la oran jiray “Spiritual Preparation”.




21kii Oktoobar sanadkii 1969kii G/dhexe Max’ed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa saraakiishii talada dalka kula wareegtay inqilaab aan dhiig ku daadan oo uu hoggaaminayay Allaha u naxariistee madaxweynihii xukuumaddii Kacaanka aheyd S/Gaas Max’ed Siyaad Barre..

12kii bishii July sanadkii 1970kii waxaa loo magacaabay in uu noqdo taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna u dallacay darajada S/Guuto, sanadkii xigay ee 1971dii waxaa loo magacaabay wasiirkii wasaaradda Gaashaandhigga.

Max’ed Cali Samatar waxaa lagu ammaanaa dadaalka uu ka sameeyay ciidamada dhexdooda, wuxuuna soo saaray askar mujuro Soomaalinnimo, aqoon xirfadeed & moral adag oo bir ah leh, taas oo suurtagal ka dhigtay in askartu ka qeybgalaan horrumarinta dalka.

Sanadkii 1973dii Max’ed Cali Samatar wuxuu u dallacay darajada Sarreeye Gaas, sanadkii xigayna wuxuu noqday guddoomiyihii Golihii Sare ee Kacaanka u qaabilsanaa dhinaca nabadgelyada.

12kii bishii July sanadkii 1976dii wuxuu u dalacay S/Guud, wuxuuna xubin ka noqday Golihii Dhexe ee xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed ahna madaxweyne ku xigeenkii 1aad ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya ahna wasiirkii wasaaradda gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya.

Sanadku markii uu ahaa 1977dii S/Guud Max’ed Cali Samatar wuxuu ahaa sarkaalkii ugu darajada sarreeyay ee hoggaaminayay dagaalkii ciidamada xoogga dalka ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya ay dagaalka la galay ciidamadii dowladdii uu hoggaaminayay Col. Mingistu Heylu Maryame, waxayna ciidamadii xoogga dalka Soomaaliyeed ka soo hoyeen guulo waa waayeen.



Wixii ka dambeeyay 5tii bishii February sanadkii 1987dii waxaa loo magacaabay in uu noqdo ra’iisul wasaarihii ugu horreeyay ee ay yeelato dowladdii Kacaanka aheyd, wuxuuna dalka ka dhisay 4 xukuumadood laga soo bilaabo;- .

5tii bishii February sanadkii 1987dii

21dii bishii December sanadkii 1987dii Ra’iisul wasaare

13kii bishii April 1989kii Ra’iisul wasaare
1dii bishii February 1990kii Ra’iisul wasaare.

Dabayaaqadii sanadkii 1990kii wuxuu xilka ku wareejiyay 1dii bishii September sanadkii 1990kii ra’iisul wasaare Max’ed Xawaadle Madar.

26kii bishii Jannaayo sanadkii 1991kii la riday dowladdii ugu waqtiga dheereyd ee soo marta dalka Soomaaliya wuxuu muddo ku noolaa dalka Talyaaniga wuxuuna ka dib u wareegay dalka magaalada Virginia ee dalka Mareykanka halkaas oo uu weli ku nool yahay.



kala soco "gabooyenews.com"




Qoraaga: Tafatirah(Gabooyenews)Mr Gaboye.... March 11, 2010

Sawirada Madarasada Quba iyo wax qabadkeeda.

Waa Hawl-Wadeenada ,Mareegta Ama Shabakada (Gabooyenews.com)
"ASMAA UL XUSNAA" MAGACYADDA ALLAH"
Radio Hadhwanaag Oo Wareysi La YeelateyKu Saabsan JSLD"Barkhad Xaaji Cabdi;Mr Gaboye
OGEYSIIS"JOIN US IN HARGEISA THIS SUMMER FOR THE CONFERENCE OF THE DECADE July-10-Jul
MAXAAD KA TAQAAN S/Gaas MOHAMED ALI SAMATAR =Taariikh Nololeedka IYO DARAJOOYINKIISA
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO "RADIO GABOOYE"COMING SOON."
Sidee Lagu Baabi’in Karaa Takoorka Iyo Quudhsiga Lagu Hayo Beelaha La Hayb-sooco?
BAAQ CAMBARAYNA QURBO JOOGTA B-MUUSE DHERIYO"XADHIGA"NIMCAN AADAN C-DHABAR"Sul-Max,ed
Warsaxaafadeed Cambaareyn Xadhigii"Nimcaan Aadan.Cisma.Dhabar"By-Gu"Nasir Mox,ed Cise
SHABAKADA WARARKA (GABOOYENEWS.COM)
Suldaanka Naasir Suldaan Cabdi Oo Golaha Guurtida Ku Eedeeyey Inay Takoor Ku Hayaan
WAREYSII XIISA BADAN ,RADIO -HURMOOD ,LA YEESHEY BOQORKA CODKA ,MAXAMED SALEEBAN TUBE
Warsaxaafadeed KaSo Baxey Qurba Joogta Ku Taageeray(G/Xigeenka;Mudane Xasan Sh M Aw-C
Rajadii Iyo Himiladii Jiif-Caaqil Haaji Cabdi Cige Iyo Suldaan Axmed-Yaasiin.By Xamse
FADLAN KA SOO QEYB QAADO MASAAJID U BAHAN DAYACTIIr/ account-num- D5596-burco togdhee
Ubax Cabdi Oo Guursatey Nin Gabooye Ah Oo Nabadgelyo Darni Uga Qaxdey Magalada Gaalka
Warsaxaafadeed Qurba Joogta Ay Ku Taageerayo(W/Xigeenka:Mahdi Cismaan Buur)
Dawlada JSomaliland oo Safiir Cusub U Magacowdey Dalka NewZealand!CABDI XASAN-F-BUUNI
HogaanKa Beelaha Gabooye ,Maxaad Ka Taqaana ,
warbixintii ,Amnest ee ka hadleysey dilkii khadar cisman dhabar,allah ha u naxariist
Doorka Dhilinyarada Gabooye iyo Jaamacada Hargaysa&Gudoomiye(Xamse Maxamed Ibrahim)
Copyright © GabooyeNews.Com Kitchener, Ontario
Deisgned By KW Web Service